Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo Ka Hadlay Qaabka ugu Haboon ee Loola Tacaalo Kansarka.

0
210

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dr Cabdiraxmaan Cadow oo Bartay Cudurada Guud ayaa Ka Hadlay Qaabka ugu Haboon ee loola Tacaali karo Dadka Qaba Cudurka Kansarka Waxaana uu ka Digay in la Isticmaalo Dawooyinka Daciifinaya Adkeysiga Jirka Bani’aadanka Taas oo uu Sheegay in ay Fududeyn karto in Qofka Si Fudud ku Qaado Xanuunka Covid-19.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here