Shacabka Magaalada Balad weyne oo Taageero u Muujiyay Maamulka Hirshabeelle.  

0
226

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankaan oo ay iskugu yimaadeen  qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Magaalada Balad weyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ahaa mid ay ku taageerayeen Maamulka Hirshabeelle.

Qaar kamid ah dadkii ka qeyb galay kulankani oo lahadlay Warbaahinta ayaa Madaxweynaha Hirshabeelle  ka Dalbaday in uu tago Magaalada Balad weyne islamarkaana uu wax u qabto shacabka Gobolka Hiiraan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here