Tababar ku Saabsan Habka illaalinta Xogaha Internetka oo Jowhar lagu Qabtay.

0
229

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo ay Soo Qaban Qaabiyeen Gabdhaha Warbaahinta Soomaaliyeed ee WIMI SOM Kaas oo ka Dhacay Magaalada Jowhar ayaa Waxaa Ka Faa’ideystay 15 Gabdhood oo ka Kala Socday Idaacaddaha Magaalada Jowhar.

Tababarkan ayaa ku Saabsanaa Qaabka Ay Gabdhaha Warbaahinta ka Shaqeeya u Xafidan lahaayeen Xogahooda Dhinaca Baraha Bulshada ee Internetka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : –  Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here