Xukuumadda Soomaaliya oo Deeq Raashiin ah Gaarsiisay Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.  

0
236

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya   Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa safar  kooban  oo u jeedkiisu ahaa garab istaaga dadka danta yar ku tagay Degmada Diinsoor ee gobolka Baay.

Wasiir Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa seddex diyaaradood oo waday deeq raashin ah oo ka kooban labaatan tan, isla markaana ay si wadjir ah ugu deeqeen Wasiirka iyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) gaarsiiyay dadka shacabka ah ee ku dhibaateysan Degmada Diinsoor ee gobolka Baay.

Warbixintan Waxaa I noo Soo Jeedineysa : –  Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here