Gudoomiya Tuulada Shiidlo Bari oo Taageero Caafimaad ka Dalbaday Hirshabeelle.  

0
226

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ku Nool Tuulooyinka Hoostaga Degmada Mahadaay Ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe Ayaa Soo Wajahday Xaalad Caafimaad Daro kuwaasi oo ay Sababeen Biyaha haraadiga ah iyo Xilliga Lagu Jiro oo ah Waqtiga Kuleylaha .

Tuulada Shiidlo Bari Waxaa ka dillaacay Xannuuno ay ka mid yihiin Jadeeco iyo kaadi Dhiig kuwaasi oo inta badan soo ritay Carruurta Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Cabdullahi Xasan Shuceyb oo ah Gudoomiyaha Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here