Ardayda Soomaaliyeed ee Wax Kubarta Suudaan oo ka Hadlay Xaaladdooda Nololeed.

0
232

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – in Badan oo kamid ah Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa sanad walba waxa ay deeq waxbarasho ka helaan Dowladdaha Caalamka kuwaasi oo ka tageera inta badan waxbarasho bilaash ah iyo noolasha Deegaanka waxa ayna la kulmaan qaarkood dhibatooyin Xagga Cimilada Dalka ay ku Sugan yihiin.

Farxaan Abuukar Maxamuud oo ka mid ah Ardayda wax ku barata dalka Suudaan oo aan jowhar kula kulmay Ayaa ka warbixiyey sida ay tahay nolasha ardayda Soomaaliyeed ee wax ku barta dalka Suudaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here