Maamulka Tuulada Gumarrey oo Walaac ka Muujiyay Xaaladda Nololeed ee Dadka ku Nool Tuuladaasi.

0
311

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuuladan oo ay ku noolaayeen  ku dhawaad 300 oo qoys ayaa dib u baraakacay kadib markii ay beerahii uu ka cunay ayax guuraya iyadoo hadda ay ku sugan yihiin 150 qoys oo beeraley ah noloshooduna ay ku tiirsan tahay kalluun wabiga lagala soo baxo iyo xaabo duurka laga doonto Sida uu Radio Isnaay u sheegay gudoomiyaha Tuuladaasi Saalax Xaaji Sufurow.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here