Qabiir Dhinaca Beeraha ah oo ka Digay Halista Isticmaalka Qaldan ee Sumaha.

0
232

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isticmaalka sumaha lagu dillo cayayaanada dhibateeya Dalagyada Beeraha iyo kuwa loo adeegsado in lagu Bacrimiyo Ciidda ayaa Quburada Beeraha waxa ay ku sheegeen in si qaldan loogu adeegsado beeraha iyado Aanan aqoon Dheeraad ah  loo laheyn waxa ayna tilmameen in midaasi ay keeni karto hoos udhac wax Soosaarka Dalagyada iyo Qatar Caafimaad oo sababi karta dhimasho Sida uu Radio Isnaay uga Waramay Cumar Saalax Cabdi oo ah Qabiir dhinaca Beeraha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here