Maamulka Degmada Balcad oo ku Baaqay in Xarumo Caafimaad loo Hirgaliyo Danyarta Degmadaasi.  

0
191

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha Bulshada Maamulka Degmada Balcad Maxamed Cabdullahi Axmed ayaa ka Warbixiyey Qiimeyn ay ku Sameynayeen Xaaladaha Caafimaad ee Tuulooyinka hoostaga Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe isaga oo Sheegay in ay ku yaryihiin Xarumaha Caafimaad ee lagu dabiibo dadka dan yarta ah waxa ayna inta badan adeegsadaan goobaha Caafimaad ee gudaha degmada balcad ku yaala.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here