Ururka Naafada Degmada Jowhar oo Taageero ka Dalbaday Maamulka Hirshabeelle.

0
204

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururkan oo isugu jiro dadka laxaadka la’ iyo kuwa  Naafada ka ah indhaha  ayaa sheegay inaaysan jirin Wax Gargaar ah oo soo gaaray dhawaanahan kuwaas oo u baahan xanaano iyo Ka Warqab Dheeraad ah.

Afhayeenka Ururka Naafada Demada Jowhar Maxamuud Axmed Raage ayaa  Radio Isnaay uga Warbixiyay Nolosha ay ku sugan yihiin Naafada Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here