Hirshabeelle oo Dhiiragalineysa Barashada Farsamada Gacanta.

0
288

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ardeyda somaliyeed ayaan inta badan ku baraarugsaneyn in leysku baran karo waxbarshada iskuulKa Maadiga iyo kuwa xirfadaha Gacanta taas oo ka Caabin karta waxbarshada ka dib in ay ku Maareeyan Noloshooda iyo mida Qoyskooda.

Xildhibaan Cumar Maxamed Cumar oo ka mid ah Xildhibanada Barlamaanka Hirshabelle ahna Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha aya waxa uu dhalanyarada Magalada Jowhar ugu baaqay in ay labada Waxbarsho isku Wataan Si ay Mustaqbalka Dalka iyo Dadkooda u Anfacaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here