Dhalinyarada ku Shaqeysata Xifadda Timo Jarista Jowhar oo Ka Hadlay Sida ay Noloshooda ugu Maareeyan.

0
212

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada Magaalada Jowhar ayaa Nolol Maalmeedka Qoyskooda Ka Soo Saara Xirfado kala Duwan oo ay ku Shaqeysta Waxaana inta Badan Dhalinta Magalaadan ay Shaqo Abuur Ka Sameeyeen Timo Jarista Si ay Noloshooda ugu Dabaraan.

Xuseen Maxamed Cali oo kamid ah Dhalinyarada Timo Jarista ku Shaqeysata ayaa Radio Isnaay uga Waramay Sida uu Noloshiisa ugu Maareeyo Shaqadan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here