Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle iyo Hey’adda FAO oo Heshiisyo Muhiim ah kala Saxiixday.

0
218

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha iyo waraabka maamulka hirshabeelle ahna kusimaha Wasaaradda Maxamed Bashiir Qaasim Daqarre ayaa Radio Isnaay kaga warbixiyey kulan ay wada qateen Saraakiil ka socotay hey’adda Cunada iyo beeraha ee FAO.

Wasiirka ayaa Sheegay In FAO iyo Wasaaradda Beeraha ay kala Saxiixdeen Heshiisyo Horumarineed oo Sare loogu Qaadayo Wax Soo Saarka Beeraha Deegaanada Hirshabeelle Si Loo Soo Nooleeyo Rajada Beeraleyda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here