Beeraleyda Raqayle Buurdheere oo Ka Cabanaya Cayayaano Baabi’iyay Dalagyadii ay Beerteen.

0
253

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada ku nool Tuulada Raqayle Buur Dheere oo  Bilaabay  Tacbashada Dhulbeereedkooda Ayaa Cabasho ka Muujiyay Cayayaano oo ay ka mid Yihiin  tirxi iyo Ayax Baabi,iyay Dalagyadii u Beernaa .

Maxamed Qureysh oo ah Gudoomiyaha Tuulada  ayaa sheegay in Ay Wadaan Qorshe ay dhul beereedkood  kaga Difaacayaan Cayayaanada Xaalufinayo Dalagyada ay Beerteen Beeraleyda Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here