Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Owliyo ibraahim mukhtaar waxa ay ka mid tahay Qoysaska Danta yar ee ku nool Magalada jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Waa Hooyo Leh shan Carruur ah oo aan Aabahood laga Warqabin Meel uu Jaan iyo Cirib Dhigay Waxa ay Hadda la Daalaa Dhacaysa Nolol Maalmeedka Qoyska iyada oo Daruufo adag ku Shaqeysa.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.