Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo socon doona labo maalin ayaa waxaa soo qaban qaabiyey machadka Cilmi baarista,Tababarada iyo Tiknolojiyada ee Buundo waxaana ka faa,ideysanaya Ardayda Sanadkan ka soo qalinjibineysa Dugsiyada Sare ee Magaalada Jowhar kuwaas oo la barayo habka ugu Wanaagsan ee leysku diyaarin karo imtixaanka dowladda Soomaaliya ay ka qaado fasalada 12aad.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.