Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Maamuulka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Xuseen Cali Guudlaawe Ayaa Dib Ugu Soo Laabatay Magaalada Jowhar Ee Caasimada Hirshabeelle Waxa uuna Garoonka Diyaaradaha Maxamed Dheere Kulan kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya James Swan.
Masuuliyiintan Ayaa ka wada hadlay Arimo Dhowr ah oo ay ka mid yihiin Horumarinta Deegaanada Maamulka Hirshabeelle, Ladagaalanka Ayaxa iyo Fatahaadaha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.