Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabdulle saney Cumar oo ka mid ah Aqoonyahaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe islamarkana falanqeeya Arimaha Waxbarashada ayaa ku Baaqay in La Sameeyo Guddi Aqoonyahaanno ah kuwaas oo Kormeer ku Sameeya Goobaha Waxbarashada Degmada Jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.