Kulan looga Hadlayay Doorka Dhalinyarada ee Nadabeynta Bulshada oo Jowhar ka Dhacay.

0
216

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan iyo Gudoomiyaha Maamulka Degmada Jowhar Cusmaan Maxammed Muqtaar Baarey ayaa Ka Qeybgalay Munaasabad lagu Soo Bandhigay

Qaar kamid ah Dhalinyarada Gobolka Shabeellaha Dhexe oo la Barayay Nidaamka Nabadeynda iyo Is Dhexgalka Bulshada Soomaaliyeed oo ay Soo Qaban Qaabisay Hey’adda Tubta Nabadda Soomaaliyeed kaa oo lagu Qabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here