Qoysas Danyar ah oo Ka Faa’ideystay Deeq laga Qeybiyay Degmada Xudur.

0
208

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sagaal boqol oo qoys oo isugu jira dadka baahiyaha gaarka ah qaba, danyarta iyo barakacayaasha oo laga sooxuley xaafadaha magaalada xuddur ayaa ka faa’ideystay deeqdaan oo ka kooban bur, bariis, Sonkor iyo saliid oo ay ku deeqeen ganacsato soomaaliyeed oo ka soo jeeda koonfur galbeed, waana deeqdii ugu horeysay oo lagaarsiiyo dadka danyarta ah oo noloshoda saameysay sicir bararka iyo raashiin la’aanta sababay go’doominta wadooyinka soogala magaalada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here