Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Carruur kasta waxa ay ubaahan yihiin barbaarin iyo xanaaneyn toos ah oo dhankastaba leh iyadoo laga dhisaayo xagga maskaxda ,jirka iyo aqlaaqda.
Wasiirka wasaardda Diinta Iyo Owqaafta Hirshabelle Shiikh Abuukar Xasan Cali ayaan weeydiiyay faa’iidada ay Carruurta yar yar u leedahay in lageeyo goobo lagu xanaaneeyo.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.