Ururka Dhalinyarada Degmada Jowhar oo Baaq u Diray Madaxda Hirshabeelle.

0
165

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Dhalinyarada Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabeelle Cabduqadir Xasan Yuusuf oo loo yaqaan Nayjeeriya ayaa hoosta ka Xariiqay in loo bahanyahay sidii loo horumarin laha isdhexgalka dhalinyrada ku nool Deegaanada Maamul gobaleedyada dalka.

Cabdulqaadir Nayjeeriya ayaa ka Dalbaday Maamulka Hirshabeelle in Dhalinyarada Waxbaratay loo Ogolaado ka Qebgalka Siyaasadda Dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here