Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda qorsheynta maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha dowladda Soomaaliya ayaa dib u eegista muddada dhexe ee qorshaha hay’adda Cunatada Aduunka (WPP-Soomaliya) oo lagu saleenayo qorshaha horumarinta Qaranka ayaa ka dhacaya magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb-galay qaar ka mdi ah wasaaraddaha dowladda ee wada shaqeynta kala dhaxeeyso hay’addan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.