Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada ku nool Tuulada Nuukay ee Hoostimaada Degmada Jowhar ayaa ka Cabanaya Xaalado Shaqo La’aan ah oo Soo Wajahday Dadka Deegaanka oo ay Noloshooda ku Tiirsaneyd Wax Soosaarka Beeraha Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Maxamed Cabdiraxmaan oo ah Gudoomiyaha Tuulada Nuukaay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.