Hirshabeelle oo Wada Qorshe Xarumo Xannaano ah loogu Sameynayo Carruurta 10 Sano ka Yar.

0
198

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan  oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda waxbarshada hirshabelle oo kaashaneysa wasaaradda waxbrashada Hiddaha Iyo Tacliinta Saree e Xukuumadda Soomaaliya ayaa U jeedkiisu ahaa mid diiradda lagu saarayay in lahelo Carruurta Da’doodu udhaxeeyso 3 illaa 6 sano jir iyadoo ay isla qaateen mas’uuliyiintii kulanka ka soo qeyb gashay inla qorsheeyo waqtiga ugu dhaw ee howshan la qaban karo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here