SOMA oo Shaacisay  Caqabadaha ay Wajahaan Gabdhaha Saxafiyiinta ah.

0
178
DIGITAL CAMERA

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Qaarka mid ah dhaqanka  Soomaalida  ayaa u arka  in aysan shaqada Warbaahinta  gabdhaha qaban Karin  inkastoo hadda  aad moodo in laga sii guurayo Dhaqankaasi laakin wali ay jiraan Dad badan oo aaminsan in ay wiilasha kaga firfircoon yihiin gabdhaha.

Nasriin maxamed ibraahim oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka Dalladda Warbaahinta soomaaliyeed ayaa sheegtay in Baaris Dheer ka dib la ogaaday xaaladaha Dhabta ah ee ka Dambeeya Arintan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here