Maamulka Tuulada Xudur Ciise oo Taageero Ka Dalbaday Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle.

0
231

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada xudur ciise waxa ay ka mid tahay tuulooyinka hoostaga degmada mahadaay ee gobolkani shabeellaha dhexe waxaa ku yaala tuulada hal dugsi hoose iyo dhexe kaas oo ay caruur badan wax ku bartaan iyado dugsigaaasna uu ka koobanyahay lix fasal oo dayactir xoogan ubaahan sida uu radio isnaay usheegay Xasan Maxamed Abuukar oo ah Gudoomiyaha Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here