Waxgaradka Tuulada Duraay Dumis oo Taageero Caafimaad ka Dalbaday Hirshabeelle.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Duraay Dumis waxa ay ka mid tahay tuulooyinka hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle Waxaa Tuulada Xilligan ka jira xaalado kala duwan oo ay qeyb ka tahay Caafimaad daro madaama Tuuladaasi aysan laheyn Xarumo Caafimaad oo lagu dabiibo dadka.

Gudoomiyaha tuulada Duraay Dumis ee duleedka jowhar Maxamed Shiikh Cabdi Saalax ayaa Maamulka Hirshabeelle Ka Dalbaday In Lagu Taageero Goobo Caafiaad Si ay Dawooyin uga Helaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here