Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan Casho Shafta ahaa Waxaa Soo Qaban Qaabiyay Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Kan Degmada Jowhar Waxaana ka Qeybgalay Qaar kamid ah Wariyeyaasha ka Howlgala Warbaahinta Deegaanada Maamulka Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.