Xaalado Nafaqo Daro ah oo ka Dillaacay Tuulooyin Hoostaga Degmada Mahadaay.

0
265

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xanuunka Kaadi Dhiigta Waxaa U Dheer Nafaqo Dari Baahsan oo Soo Ridatay Carruurta Da’da yar ee Ku Nool Tuulada Buulo Axmed Cigow ee Hoostagta Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Sida uu Radio Isnaay u Xaqiijiyay Gudoomiyaha Tuuladaasi Ibraahim Khaliif Maxamed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here