Maamulka Tuulada Birimo Seendo oo ka Hadlay Qasaaraha Dab Dhawaan ka Kacay Tuuladaasi.

0
192

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada birimo Seendo oo ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada magaalada jowhar ee caasimada hirshabeelle Waxaa Dhawaan ka Kacay Dab Qasaare Hantiyeed Geystay Waxaana Durba u Gurmaday Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Kan Degmada Jowhar.

Shamuuq Xasan Idiris oo ah gudoomiyaha Tuulada Birimo ayaa Waxa uu Radio Isnaay uga Warbixiyay Qasaaraha Ka Dhashay Dabkaasi iyo Taageerada uu Maamulka Siiyay Dadka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here