Dugsiyada Sida Gaarka ah loo Leeyahay oo Ku Soo Badanaya Magaalada Jowhar.

0
219

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar Waxaa  ku Soo Badanayo Dugsiyada Sida Gaarka ah Loo leeyahay Kuwaasi oo ay Wax ka bartaan Ardayda ku nool Afarta Waaxood ee Magaalada Jowhar & Tuulooyinka Hoosyimaada.

Ardayda ayaa Dugsiyadaan Gaarka loo leeyahay ka Barta Maadooyinka Santiifiga loo yaqaan iyo Luuqadaha Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Najiib Ceynte Sharey oo ah Maamulaha Dugsiga Al- Baasi ee Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here