Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xuseen Xasan Geedi oo kamid ah dhaqaatiirta baratay Cudurda guud isla Markaana ka Howlgala Magaalada Jowhar ayaa Sheegay in aysan dhammaan khatarta Caafimaad daro ee Covid-19 iyadoo Dunida uu ku soo labakacleeyay Soomalaiyana ay ka mid tahay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.