Ururka Dhalinyarada Hiil oo Wada Qorshe is Dhexgal Bulsho looga Sameynayo Hirshabeelle.  

0
198

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiye ku xigeenka Uruurka dhalinyarada Hiil ee  Hirshabeelle Shariif Axmed Calasow ayaa sheegay iney wadaan dadaalo lagu horumarinaayo dhalinyarada ku nool deegaanada hirshabelle isaga oo sheegay in barnaamijyo badan ay ka wada hadleen xubnaha ururka midaas oo qeyb ka ah  sidii isdhexgal Bulsho looga sameeyn laha Magalooyinka Jowhar iyo Baladweyne.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here