Cabsida laga Qabo in uu Markale Soomaaliya ku Faafo Cudurka Covid-19 oo Soo Korortay.

0
236

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qataraha Caafimaad daro ee uu keeno Covid -19 ayaa sii kordheysa iyada oo ay sheegtay WHO in uu caalamka ka bilowday qeybtii labaad oo la sheegay in uu ka saameyn badan yahay halistiisa marka loo eego cuduradda kale inkastoo wadamada qaar laga bilaabay ka hortaga talaalka covid-19.

Waxaa Hadda Sii Kordhaya Cabsida laga Qabo in uu Markale Cudurkan Safmarka ah ku Faafo Waddankeena Soomaaliya Sida ay Shaacisay Drs Naciima Saciid Cali oo ka mid ah Dhaqaatiirta ka Howlgasha Magaalada Muqdisho.Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here