Hirshabeelle oo Markale Shaacisay Qasaaraha uu Ayaxa u Geystay Beeraleyda Shabeellaha Dhexe.  

0
212

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cabdullahi Colow Cabdi oo ah isu duwaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabeelle ee uqaabilsan Gobolkani Shabeellaha Dhexe ayaa Radio Isnaay kaga warbixiyey xogta ay ka soo Uruuriyeen dhibtooyinka uu Ayaxa ku haayo Beeraleyda Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here