Tababar ku Saabsan Tabinta Doorashada oo Maanta ka Furmay Magaalada Jowhar.

0
234

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan ayaa Socondoono mudo 4 maalmood oo ay ka faa’iideysanayaan 20  Wariye oo isugu jiro gabdho  iyo wiilal isla markaana kakal yimid Magaalooyinka Jowhr,Balcad iyo Baladweyne ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle.

Ujeedada Tababarkan ayaa ah  badqabka iyo tabinta doorashooyinka  wariyeyaasha si ay uga qeyb qaataan Wacyigalinta Bulshada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here