Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaro badan oo ku nool Caasimadda Hirshabelle ee Jowhar ayaa ku tartamaya Xilligan xirfado kala duwan si ay kaalintooda uga qeybqataan horumarka degaanka iyo ka maareynta nolashooda maadaama dalka ay ka jirto shaqo yari.
Warbixintan Waxaa Inoo Sopo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.