Ayax Baabi’iyay in kabadan 20 Hektar oo Dalagyo kala Duwan Ku Beernaa.

0
210

Jowhar –  ( Radio Isnaay ) – Gobolka Shabeellaha Dhexe Waxa uu Caan ku Yahay Wax Soo Saarka Beeraha & Dhaqashada Xoolaha Kala Duwan Waxaana Inta Badan Bulshada Nolol maalmeedkooda Ay ku Tiirsan yihiin Dalagyada Ka Soo Go’a Dhulbeereedka Gobolkani.

Beeraleyda Tuulada Laba Waab ee Duleedka Jowhar ayaa Sheegay in ayaxa uu Baabi’iyay Wax kabadan 20 Hektar oo ay ku Beerneyd Dalagyo kala Duwan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here