Maamulka Gobolka Hiiraan oo Shaaciyay Tirada Dadkii uu Galaaftay Covid-19.

0
232

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xanuunka Saf Marka ah Ee Covid-19 Ayaa Saameyn Balaaran ku Yeeshay Bulshada Soomaaliyeed kaa oo Sababay Xayiraado Dhan Walbo ah oo Ay ka mid Tahay Ganacsigii iyo Wax barashada.

Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha Bulshada Gobolka Hiiraan Shiikh Xuseen Cusmaan Cali  oo Sigaar ah ula hadalay warbaahinta isnaay ee Magaalada Jowhar  ayaa sheegay in dad ka badan 10 ruux ay  Cudurka Covid-19  ugu  Geeriyoodeen Degaanada Gobolka Hiiraan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here