Maamulka Isbitaalka Degmada Mahaday oo ka Hadlay Xaalada Bukaanada Isbitaalka……

0
381
Exif_JPEG_420

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hey’adda ARD oo ka mid ah hey’adaha dalkeena ka howlgala ayaa la wareegtay guud ahaan Maamulka isbitaalka Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabaeellaha dhexe kadib markii hey’adii intersoos ee maamuli jirtay isbitaalka ay ku dhawaaqday in dalka ay isaga baxeyso.

Agaasime ku xigeenka isbitaalka guud ee Degmada Mahadaay Dr Axmed Muse Shiikh ayaa sheegay in isbitaalka xaaladiisa ay wanaagsantahay waxa uuna tilmaamay in degmada mahadaay ay ka dilaceen cudurada jadeecada iyo kaadi dhiigta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here