Maamulka Degmada Jowhar oo Wada Qorshe Shaqo Abuur loogu Sameynayo Dhalinyarada.

0
173

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa socda kulamo looga hadlayo sidii dhalinyarada loogu sameyn lahaa xirfado ay ku shaqeystaan waxaana kulamadaasi garwadeen ka ah Maamulka Degmada Jowhar oo kaashanaya wasaaradaha qaar ee dowlad gobaledka hirshabeelle.

Gudoomiye ku Xigeenka Maamulka Degmada  Jowhar Cabaas Xasan Maxamuud  ayaa Sheegay in Maamulka Degmada uu wado dadaalo wax loogu qabanaayo dhalinyarada Waxbaratay ee la dhibatoonaya shaqo la’aanta dalka ka jirto.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here