Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda ku Nool Tuulooyin Hoostaga Degmada Mahadaay Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Ayaa ku Howlan Tacabka Dalagyada kala Duwan ee Beeraha
Maadaama Xilligaan Ay Tahay Waqtigii Tacbashada DhulBeereedka ay Biyaha Fatahaadaha ka Baxeen Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Xasan Muxumed Abuukar oo ah Gudoomiyaha Tuulada Xudur Ciise.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.