Carruurta ku Shaqeysata Baalashka ee Jowhar oo Fariin Adag u Diray Maamulka Hirshabeelle.

0
223

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Caruurta ka shaqeeya balashka kabaha ee gudaha Magalaada Jowhar ayaa inta ugu badan Da’ ahaan waxa ay udhaxeyan  8 ilaa 12 jir kuwaas oo kuu sheegaya in daruufo kala duwan ay ku kaliftay shaqada baalashka balse wali eysan ka quusan in ay waxbartaan mar uun haddii  uu waqtiga u saamaxo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here