Ganacsatada Magaalada Jowhar oo ka Hadlay Sida ay uga Gaashaman karaan Cudurka Covid-19.

0
206

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurkan oo ah mid halistiisa leh ayaa haddana laga cabsi qabo in uu Dalka dib ugu soo laabto iyada oo Caalamka uu faro ba’an ku hayo wajigii labaad meelo ka mid ah Afrikana  laga soo sheegayo.

Ganacsatada Kunool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa Wada Dadaalo ay uga Hortagayaan in Cudurkan uu Markale Saameeyo Bulshada Deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here