Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle Waxaa ku Soo Kordhayo Goobaha Lagu iibyo Ganacsiga Yar Yar Ee Looyaqaan Waratada kuwaasi oo ay ka Ganacsadaan Dad u Badan Dhalinyaro.
Cabdi Qaadir Maxamed iyo Cabdi raxmaan Macalin yaroow oo lahadalay idacada isnaay ayaa sheegay in ganacsigaan ay Bilaabeen ka dib markii ay soo wajahday shaqo La,aan Balse hadda ay ka maraareeyaan Nolosha Qoyskooda.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.