Culuma’ udiinka Jowhar oo ka Hadlay Waxa ay Diinta Islaamka Ka Qabto Faquuqa.

0
196

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dad badan ayaa lagu fogeeyaa Cuduro ku dhacay awgeed iyada oo la heli karo dowooyinka cudurkaasi.

Waxaana jirta inaan si wanaagsan loola dhaqmin dadka qaar oo  ay ku dhacaan cudurada lakala qaado inkastoo ay jiraan dawooyin ay tahay in ay qaataan haddii uu qofka awood u leeyahay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here