Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo ka Digay Halista Cudurka Duumada.

0
209

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Duumadu waxa ay weerartaa oo burburisaa unugyada dhiiga cas RBC, nooca ugu dhibta badan waa Plasmodium Falciparum, noocaan waxa ay burburisaa dhamaan unugyada dhiiga cas haday noqon lahayd kuwa hadda la sameeyay iyo kuwa waaweynba, taasoo si dhakhso ah u sababi karta dhiig la’aan iyo cagaarshow.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here