Xukuumadda Soomaaliya oo Madaxda Warbaahinta kala Hadashay Arimaha Doorashooyinka Dalka.

0
247

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan la qaatay madaxda warbaahinta ayaa kala hadlay sidii ay kaalin uga qaadan lahaayeen tebinta arrimaha doorashooyinka.

Mudane Rooble ayaa hormuudka warbaahinta dalka ku boorriyay in ay adkeeyaan doorkooda wacyigelinta bulshada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here