Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka Hadlay Saameynta Ayaxa u uku Yeeshay Was Soo Saarka Gobolkaasi.

0
212

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guud ahaan Dhulbeereedka Degaanada Maamulka Hirshabeelle Waxaa Saameyn Lixaad leh Ku Yeeshay Mudooyinkaan Dambe  Ayax Xaalufiyay Dalagyadii u Beernaa Beeraleyda Degaanada Hirshabeelle.

Meelaha ugu Daran ee uu Ayaxa Saameynta balaaran ka geystay waxaa ka mid ah Tuulooyin Hoostaga degmooyinka Baled weyne, Buulo burde iyo jalalaqsi sida uu Radio Isnaay u xaqiijiyay Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha Bulshada Maamulka Gobolka Hiiraan Shiikh Xuseen Cusmaan Cali.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here